Wasiir katirsan Xukuumada Somalia oo hal mar magacaabay Agaasime iyo Xoghaye joogto

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga  Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo kamid ah Wasiirada ugu saameynta badan Xukuumada ayaa hal mar magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi iyo xoghayaha joogtada ee Wasaarada. Sida aan Wararka ku helnay Wasiirka ayaa magacaabay Agaasime cusub ee yeelaneyso Wasaaradiisa iyo xoghaye joogto, waxa ayna tani noqotay magacaabistii ugu sareysay uu Wasiirku sameeyo … Continue reading Wasiir katirsan Xukuumada Somalia oo hal mar magacaabay Agaasime iyo Xoghaye joogto